(Sawirro) Muuse Biixi oo soo gebagebeeyey tartankii ciyaaraha gobolada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa soo gunaanaday tartanka kubbadda cagta gobollada Somaliland oo maanta lagu soo gebogabeeyey garoonka Hargeysa Stadium, kaasoo ay ku guulaysteen xulkii ka socday gobolka Daad-madheedh. Biixi oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyaha ciidanka Booliska, madaxda gobollada Maroodi-jeex iyo Daad-madheedh, xildhibaanno, asxaabta xisbiyada qaar ka mida, siyaasiyiin … Continue reading (Sawirro) Muuse Biixi oo soo gebagebeeyey tartankii ciyaaraha gobolada Somaliland